Sargaal katirsan Booliiska Puntland oo la dilay iyo nin la tuhmayo oo la qabtay

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa ku waramaya in kooxo hubeysan halkaasi ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada booliska Puntland gaar ahaan qeybta hay’adda dambi baarista. Sarkaalka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cumar Maxamed Samatar, ayaa la dilay xili uu kusii jeeday gurigiisa, waxaana sargaalka la sheegay in ay … Continue reading Sargaal katirsan Booliiska Puntland oo la dilay iyo nin la tuhmayo oo la qabtay